N+ NASIYE
SPECIALIST HOSPITAL
Your Health • Our Priority
DARYEELKA CAAFIMAADKA MASKAXDA
Mar kasta dhakhtarada
Dr Hodan Abdi Ibrahimayaa kaa caawinaysa
Stress-ka, Welwelka, Isku-buuqa
iyo wax walbo oo khuseeya arimaha maskaxda.
XANUNADA AAN DAWAYNO
✓
Stress (Culeyska Naasfiga)
✓
Hurdo La’aan
✓
Welwelka (Anxiety)
✓
Dhibaatooyinka Naasfiga
✓
Isku-buuqa (Agitation)
✓
Daryeelka Maskaxda
✓
Depression (Niyad Daciifnimo)
✓
Iyo Dhibaatooyin Kale oo La Xiriira Naasfiga