لا إله إلا الله محمد رسول الله Somaliland
📍 Borama, Awdal, Somaliland
📞 +252 63 376 7118
Open 24 Hours
Saturday, 21 November 2026 • 21:28:46
WARARKA CUSUB
💚 Dr. Hodan Abdi Ibrahim — Daryeelka caafimaadka maskaxda iyo fayo-qabkaaga ✦ CLICK HERE Ku soo dhowow gacmo furan!➜ 🩺 Nala soo xidhiidh — Caafimaadkaaga waa mudnaantayada! ◆ Ku soo dhawoow website-ka rasmiga ah ee Nasiye Specialist Hospital • Bukaannada waxay heli karaan macluumaadka adeegyada caafimaadka iyo ballamaha 📍 Nasiye Hospital — Borama, Awdal, Somaliland ◆
Mental Wellness | Nasiye Specialist Hospital
N+ NASIYE

SPECIALIST HOSPITAL

Your Health • Our Priority

DARYEELKA CAAFIMAADKA MASKAXDA

Mar kasta dhakhtarada

Dr Hodan Abdi Ibrahim

ayaa kaa caawinaysa

Stress-ka, Welwelka, Isku-buuqa

iyo wax walbo oo khuseeya arimaha maskaxda.

💚

XANUNADA AAN DAWAYNO

✓ Stress (Culeyska Naasfiga)
✓ Hurdo La’aan
✓ Welwelka (Anxiety)
✓ Dhibaatooyinka Naasfiga
✓ Isku-buuqa (Agitation)
✓ Daryeelka Maskaxda
✓ Depression (Niyad Daciifnimo)
✓ Iyo Dhibaatooyin Kale oo La Xiriira Naasfiga